Ciidamada Booliiska oo goordhaw fashiliyay qarax lasoo dhigay laami kuyaala Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga hor mara Jaamacada Umada Soomaaliyeed . Qaraxan ayaa la sheegay in ay arkeen dad ka agdhawaa halka lasoo dhigay, waxaana ciidamada booliiska oo lagu wargaliyay qaraxan ay xireen laamiga iyagoona mudo kadib ku guuleestay in si … Continue reading Ciidamada Booliiska oo goordhaw fashiliyay qarax lasoo dhigay laami kuyaala Muqdisho